Sirta Madaxwaynaha dalka Soomaaliya oo ka hadlay shirka ka socda dalka Liibiya islamarkaana codsaday taageero militeri oo caalami ah

image
Madaxweynaha dowladda Faderaalka ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed oo ka hadlayay shirka Madaxweynayaasha Africa ee ka socda magaalada Sirta ee dalka Liibiya ayaa ka codsaday Wadamada Xubnaha ka ah Ururkaasi in ay ciidan deg deg lasoo gaaraan dowladda faderaalka ee ...
Full story
back pause forward

Sections

Archive

Mo Tu We Th Fr Sa Su
12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031



Latest News

Argagaxisada calanka Madow wadato oo Ethopia dalka inay soo galaan mar kale ka codsanaya.

image
MOGADISHU, June 30 (Reuters) - Somalia's Islamist rebels threatened on Tuesday to attack Ethiopia after repeated witness reports that Ethiopian troops were back in the chaotic Horn of Africa country they withdrew from in January. Ethiopian troops invaded Somalia ...
Full story

MADAXWEYNAHA SOOMAALIYA : “Saaxibkey Shiikh Xasan Daahir heshiis kuma ahayn in uu dalka keeno dagaalyahanno Ajnabi ah ee waxaan heshiis ku ahayn in aan dalka xoreyno kaddibna aan soo celino Qarannimadiisii”

image
Madaxweynaha Soomaaliya Shiikh Shariif Shiikh Axmed oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in ay dalka Soomaaliya, gaar ahaan magaalada Muqdisho ay ku sugan yihiin dagaalyahanno Ajnabi ah. Waxaa uu sheegay in dagaalyahannadaas oo lagu arkay waddooyinka ...
Full story

Raisal wasaare Cumar CabdiRashiid oo u mahad celiyay Dowlada Mareykanka

image
Ra'isul-wasaaraha xukuumadda federalka Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke oo waraysi siinayay wakaaladda wararka ee Reuters ayaa waxa uu sheegay inuu uga mahad celiyay Xukuumadda Washington taageerada militari oo ay fidisay dawladda federalka Soomaaliya taasoo muujinaysa sida Maamulka cusub ee Barak ...
Full story

Dowlada Mareykanka ciidankeeda Badda oo Diyaarado ku soo kiciyay xeebaha magaalada Muqdisho

image
Xeebaha magaalada Muqdisho ayaa saakay ilaa maanta geelinkii dambe waxaa lagu arkay  Maraakiibta dagaalka iyo diyaarado milateri, kuwaasi oo muddo saacado ah dul heehaabayay xeebta Liido ee magaalada Muqdisho, waxaana dhaqdhaqaaqa Milateri ee ay wadaan dowladaha Mareykanka iyo Yurub ee ...
Full story

U.S. Government Condemns Amputations in Somalia

image
  Friday, June 26, 2009The U.S. government condemns in the strongest possible terms the double-amputations carried out on four Somali boys in Mogadishu today.  This barbaric act, carried out by al-Shabaab as punishment for theft, is a gross perversion of ...
Full story

Madaxweynaha Soomaaliya oo dhambaal hambalyo ku aadan 26 June u direy Shacbka Soomaaliya

image
Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Shariif Sheekh Axmed waxaa uu u gudbinayaa dhamaan shacabka Soomaaliyeed, gaar ahaana shacabkeena Goboladda Waqooyi, hanbalyo ku aadan maalinta xuriyadda Gobolada Waqooyi (26-06-1960) oo ay ka soo wareegtay 49 sano. Madaxweynuhu wuxuu u rajeynayaa Ummada ...
Full story

US Congressional Hearing Examines Military, Political Situation in Somalia

image
Al Habaab oo magaca kooxda Khawaariijta Alshabaab isku magacaaba loo bixiiyay By Dan Robinson Washington 26 June 2009 The violent and unstable situation in Somalia was the subject of a U.S. congressional hearing on Thursday. Testimony by ...
Full story

African Union: Focus on Justice in Somalia, Chad

image
Libya Summit Participants Should Support International Criminal CourtThe African Union should urge the United Nations Security Council to set up a commission of inquiry to document the worst human rights abuses in Somalia, an essential first step in creating justice ...
Full story

Al Shayaadiinul Shabaab oo 4 Wiil Soomaaliyeed si cadawtinimo ah gacmaha iyo lugaha uga jarey

image
Waa nasiib xumo iyo musiibo aad u weyn in dhalinyaro Soomaaliyeed oo aan waxba galabsan si cadawtinimo ah loogu xadgudbo isla markaana lugaha iyo gacmaha looga gooyo.Waa yaab yaa u dirsaday inay dadka layaan isla markaana shareecada si qaldan u ...
Full story

Mareykanka oo hubeynaya Soomaaliya

image
Dowladda Mareykanka ayaa xaqiijisay in ay hub u dirtay dowladda Soomaaliya ee qilqiisha ku jirta.Waaxda Arrimaha Dibadda ee Mareykanka, ayaa sheegtay in Mareykanku hub u diray Soomaaliya, ka dib markii Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay uu uu markan fasaxo in ...
Full story

US beefs up aid to Somalia to foil rebels

image
WASHINGTON (AP) - U.S. officials say the Obama administration has decided to beef up its efforts to support Somalia's embattled government, including a new plan to provide funding for weapons and help the Djibouti military train Somalis. The decision to begin ...
Full story

Dowladda Mareykanka oo la xaqiijiyey inay dhawaan saanad milatari u soo dirtay dowladda Soomaaliya

image
Dowladda KMG ah ayaa la xaqiijiyey inay saanad milatari u soo dirtay dowladda KMG ah ee Somalia bartamaha bishaan sida lagu qoray wargeys ka soo baxa dalka Mareykanka.Wargeyska Washintong Post oo soo xigtay saraakiil Mareykan ah ayaa sheegay in dowladda ...
Full story

More News

Powered Somalidaxorta